Arrin Mucjiso ah oo la soo deristay qoys Soomaaliyeed oo xoolo dhaqato ah (Sawirro)

Qoys Soomaaliyeed oo ku nool meel ku dhow degaanka Yoonbays oo qiyaastii 100-km u jirta magaalada Garowe ayaa la kulmaya arrin argagax iyo cabsi ku abuurtay oo la yaab leh. Xubno ka tirsan Qoyskan oo xoolo dhaqato ah ayaa sheegay in wax aan la arki karin ay bireynayaan arigooda, gaar ahaan waxaraha yaryar, mana garanayaan … Continue reading Arrin Mucjiso ah oo la soo deristay qoys Soomaaliyeed oo xoolo dhaqato ah (Sawirro)